inkastooy ideeq doo degtaya maanka oo idil dana aniga itahay - TopicsExpress



          

inkastooy ideeq doo degtaya maanka oo idil dana aniga itahay dugsi inaan wadaagno intaan dunida noolay waxse waxse laygu daw galay qaar igu diraayo weey deris layga dhigay ani haduminin jacaylkeni cuslaa tis qaadkiyo doorka wacnaa hada gin hada gin dadkana adaan kugu jecele ha dumin hadumin jacaylkeni cuslaa dulqaadkiyo doorka wcnaa hada gin hada gin ruux adiga kuu daacada dadkana kugu jecel jacaylki inanyahay wadnaha dacalkiisa degay inuu dugsi kaa dhigtoo dar yeeshu rabaa wlaal ila daa dahee dalxis dalxis anigaa ku gayne dagan aan kula jecele ubax lagu dawadee adkeee wacadkii dhexdeena oooooohy
Posted on: Mon, 30 Sep 2013 17:12:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015