maanta oo ay bishu tahay 4 septemper 2013 waxay ahayd maalin - TopicsExpress



          

maanta oo ay bishu tahay 4 septemper 2013 waxay ahayd maalin halkayga ka wayn waa maalinti aan dhamaystay heerka koowaad ee jaamacadeed ee loo yaqaano degree program kana qalin jabiyay jaamacada admas university college hargeisa waxan halkan mahad wayn ugu jeedinaya waa marka koowaade ilaaha ii suurta galiyay inaan si nabad iyo horumar leh ku dhamaysto jamacada marka xigta waxan u mahadnaqana labadayda waalid oo ilaa intii aan wax soo dhiganayay ila garab taagna juhdi iyo dadaal oo aanan iyagana ilaawi karin abaalkay ii galeen marka xigta ardaydi aan wax la soo dhigtay iyo asxaabtayda dhamaantood
Posted on: Wed, 04 Sep 2013 22:09:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015