ruux labo baglaa hadeey raacdo niyaduna farxad uma nagaato rafaad - TopicsExpress



          

ruux labo baglaa hadeey raacdo niyaduna farxad uma nagaato rafaad baa udanbeeyee run iyo been kala wacanee rayina waa halkiisee rugtii aad ugurtay hadeey raas qaboow tahay kadur duro raaxada aneh raali baan ahay rajadey aan kuu qabay iyo rubad go aagii hebolow habeen hore inta laiga raray baa radkiina iga lumay raasamaal aduun iyo hadaad raacday xiisaha rixim goos inaad tahay inan iyahoow rajiga gali haneh sorogaal celin reen reen kunolow naf jaceeyl ku raage neh rasmi kuma haweesado raaxo kuma nagaatee rafaad buu udanbeeye aduun laisma raacshee hadeey run kusoo ridi kusaarto reer yada aneh kaama rogayee sidii roon rabaa ogee dadrage raboo u sheeg hebolow rayiga gali aneh waan kareestaye ruuxaaga iga celi
Posted on: Thu, 05 Sep 2013 18:59:00 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015