salamu alaykum asxaabtayda qaaliga ah. mawduuca bare wuxuu ka - TopicsExpress



          

salamu alaykum asxaabtayda qaaliga ah. mawduuca bare wuxuu ka hadlaya ( plastic surgery) ama khilqadii illahay inaad badasho. suaasha raga ku saabsan waxa weeye; maxaad samayn lahayd hadaad u timaado xaaskaaga oo in badan aad kala maqnaydeen iyada oo isbadashay ama iscadaysay oo marsatay waxyaabaha kimikal ka ah?. suaasha gabdhaha; aboorta ilaahay ku seeye ma badali lahayd nin aawadii? igala soo qayb gala todobaadkan iyo barnaamijka nuura show kaa soo dhiibo fikir kaaga adiga oo mahadsan barnaamijka ka hor thanks
Posted on: Sun, 10 Nov 2013 00:27:24 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015