somalia mar mar ma ku qosasha inta ka yaabtid....... Waa wadan - TopicsExpress



          

somalia mar mar ma ku qosasha inta ka yaabtid....... Waa wadan dhan o wada siyaasi ah, oday, habar, shikh, wiil, gabar, iyo dhan walba. Waxn ku keenay ayan dhexdas ah o aan data collection samaynay aya waxa layiri qof walba o somali ah o wadanka gudihisa ku nool radio ayuu isticmala ankee kuwa shaqeya sida gari gacan layaasha waxyna ka wrqabn wax wlba o adunka ka dhacy. Waxa igu yaab badna wiil 7 jir ah aya mid kuwo kayar yar wuxu ku yiri obama muxu siriya karaba? Ma dhaqalohoda ayuu rabaa. Wax kalo igu yaab badna wiil 8 jir ah o yaqan nin wlba o somali ah o xil haya.... Yaab
Posted on: Sat, 14 Sep 2013 03:00:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015