wax badan sheeko nin cabtooy waad maqasheen, caawa sheeko naag - TopicsExpress



          

wax badan sheeko nin cabtooy waad maqasheen, caawa sheeko naag cabtooy baan idiin haayaa kkkkkkkkkkkk Naag cabtooy ah oo u dhalatay wadamada carabta ayaa hadda ka hor waxay aaday wadanka Israel, Muddo markii ay maqneed ayeey soo labatay iyada oo Uur leh aadna u faraxsan, Waxaa la weydiiyay maxaa saan ugu faraxasn tahay? Waxay ku jawaabtay waxaan idiiin Keenay Maxbuus Israel ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Admin: #YuYu
Posted on: Sat, 19 Oct 2013 18:19:41 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015