waxaa manta deeq lacageed la arsiiyay hooyooyinkii dhibaatesnaa ee - TopicsExpress



          

waxaa manta deeq lacageed la arsiiyay hooyooyinkii dhibaatesnaa ee aad sawirkooda aragteen waa wayeel isdhalay oo kala jira 136 sano iyo 106 sano oo an haysan wax ehel ah oo gaajo ogu dhimanaya xerada qaxotiga ee ifo ajir iyo xasanad allahaa kasiiyee waxa masaakintan maanta lacago usoo direy muxsiniin somaliyed oo ay kamid yihiin mohamed ali ibrahim oo joga USA iyo gabar somaliyed oo lagu magacaabo hodan nuur oo hada an jeclahay in ay jogto canada hadana qaldanen iyo qarkamid ah dadkale oo muslimiin somaliyed ah oo kusugan kenya iyo xeryaha qaxotiga ee dadaab way mahadsan yihiin sida ay uga soo jawaaben codsiga hooyoyinkan somaliyed wayeelka ah ee somaliyed subxanah
Posted on: Sun, 28 Sep 2014 14:52:34 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015