ما شاء الله. هذا كلام الله. Wilkan mucjisada - TopicsExpress



          

ما شاء الله. هذا كلام الله. Wilkan mucjisada ah bal arka isagoon dhaqdhaqaaq laheyn ayuu dhashay aabihiis ayaa RASUULKA NNKH riyo ku arkay markaasuu u sheegtay dhibka wiilkiisa SUUBANAHA NNKH ayaa u duceeyey dhaqdhaqaaq ayuu bilaabay kabacdine isagoon 6 sano gaarin ayuu Quranka xifdiyey iyadoone qof barin ayaad walbo numbarkeeda ayuu garanayaa iyo beejka ay ku taal SUBXAANALLAH
Posted on: Fri, 02 Aug 2013 03:36:47 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015