102 Ciyaaryahan oo islaam ah oo Ka Qayb gelaya World Cup Brazil - TopicsExpress



          

102 Ciyaaryahan oo islaam ah oo Ka Qayb gelaya World Cup Brazil 2014, oo kala Metelaya 12 Xul. 1. Algeria 23 Ciyaaryahan (Dhamaantood). 2. Bosnia 23 Ciyaaryahan (Dhamaantood). 3. Iran 23 Ciyaaryahan (Dhamaantood). Fg:Iran Waa Shiico Lkn Dunida Islamka Lagu Tirshaa!!! 4. Ivory Coast 8 Ciyaaryahan 5. Ghana 7 Ciyaaryahan 6. France 4 Ciyaaryahan 7. Belgium 4 Ciyaaryahan 8. Switzerland 3 Ciyaaryahan 9. Germany 2 Ciyaaryahan 10. Cameroon 2 Ciyaaryahan 11. Nigeria 2 Ciyaaryahan 12. Brazil 1 Ciyaaryahan.... .. *Fikirkaaga..... . Xigasho:Abtigay #Dawrik_Boss(MrXassan) From Neirobi Sogudbin: #EngMoSalh,Form Xingalool.
Posted on: Mon, 09 Jun 2014 08:59:06 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015