Adoo bari salkiis yaal Galbeed ma u baqooshoo Inaan aad - TopicsExpress



          

Adoo bari salkiis yaal Galbeed ma u baqooshoo Inaan aad bildhaltiyo hilaac biligle moodo Bilic lagu manaysto Quruxdana bureeqaa Beegsiga nasiibkiyo Calaf masku barateen Waa baxnoono hadalkuye erayada sarbeebta ma ku baartay yoolkii Ayaduna bareerkeed baxsan xaalku siduu yahay Ayadoon bardhaafay ma bogsiisay sheekada Waa bixiso yaablee balan ma isla gaarteen barasha gadaasheed Markuu budulka caashaqu beerkaaga jiifsaday Ileen ruux baxaayaa biyo kama dhargaayee Bartii aad u socotiyoo Ma kugaaray baaqii Ma layiri buraanoow Biri soo dhaqaaqoo Boqshad baa adis taal baaqaas ma kuu yimid markaad laba boglaysoo Baryo gosho raagtana
Posted on: Sat, 21 Sep 2013 00:48:13 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015