Af-Soomaaliga waxaa weerar ku haya luuqado ajnabi oo ay ka mid - TopicsExpress



          

Af-Soomaaliga waxaa weerar ku haya luuqado ajnabi oo ay ka mid yihiin Carabi, Ingriis iyo Sawaaxili Shiikh masaajid ka hadlayay “ Waxaan u haynaa dullaabul cilmiga, Iclaam muhiim ah, kaasoo ah inay maktabadda XXXX ka heli doonaan kutub ay ka samayn karaan dhammaan wixii buxuuth ah ee ay uga baahdaan cilmiga” Aqoonyahan aqoon shir ka hadlayay “ Dhaaatiin Welcome, this week waxaan ka discuss garayn doonnaa, sidii aan advocacy ugu samayn lahayn dadka IDPs ka ah, the last day waa meeting keenna ay ka soo baxdaa communicate wax ka tara xaaladda dadka venerable ka ah” Meelaha qaar waxaad arkaysaa dad aan waxba qorin waxna akhriyin haddana lambarka taleefoonkooda aan af-soomaali ku sheegi karin balse ku dhahaya Nine , Zero, One, Two..... Dadkii la is lahaa wax ha badalaan waxaa ka mid ah warfidiyennada, iyaguna kama nabad qabaan ka qayb qaadashada luminta afka Soomaaliga, waxaan mareegaha wararka lagu qori mid ka mid ah ka akhtiyay, "Golaha baarlamaanka ayaa maanta yeeshay kulan Emergency ah , waxaana Speaker ka oo hadalka furay uu sheegay in ay tahay inay in xukuumaddu ay ka shaqayso sidii loo gari lahaa One man one Vote, si taas loo gaarana loo baahan yahay in Security ga dalka wax laga qabto” Haddba ka talo bixi mashaqadan luuqaddeenii haysata.. By; Dhalinyaro Wadaniy ah
Posted on: Thu, 18 Jul 2013 14:25:51 +0000

Trending Topics



ss="stbody" style="min-height:30px;">
This is just a preview~! only got to finish the last part--
PARA SU MÁS AMPLIA DIFUSIÓN DECLARACIÓN DE LA LISTA DE
Ek nepali himalaya ki pahari par bhed-bakri chara raha tha. Tabhi
If you knew about a young African American male (an indangered
This was a fun one to make! Look at My Mountain Bike, Vital MTB

Recently Viewed Topics




© 2015