Allaah (sw) wuxuu jannada ka dhigay guri ay leeyihiin dadka - TopicsExpress



          

Allaah (sw) wuxuu jannada ka dhigay guri ay leeyihiin dadka karaamada iyo sharafta ku lahaa Allaah agtiisa markii ay dunida joogeen, kuwaas oo noloshooda ku dhamaystay in ay allaah raali galiyaan lana yimaadaan wax kasta oo uu amray kana haraan wax kasta oo uu Allaah ka reebay. Allaah abaal marin ayuu uga dhigay, waana wax laysku abaal mariyo waxa ugu wanaagasan. Alle ha naga wada dhigo kuwii Acmaal fiican la yimaada.
Posted on: Wed, 11 Sep 2013 12:13:50 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015