Asalaamu calaaykum waraxmatullahi wabarakatuhu. Qaaybta Guurka iyo - TopicsExpress



          

Asalaamu calaaykum waraxmatullahi wabarakatuhu. Qaaybta Guurka iyo Cutubka 1aad. Cabdullaahi ibnu Muscaad A.K.R.Wuxuu yiri Rasuulki Alle S.C.W.Wuxuu nagu yiri ”Dhallinyarooy!kiiniii heli karaa raas(REER)waa inuu guursado,waayo (GUURKU)wuxuu xakameeyaa indhataagga,zinadana gaashaan buu uga yahay,kii aan guursan karinna ha soomo da’fur (tunniin)buu leeyahaye(jebin buu u yahay rabitaanka galmada).Saxiix. Anas bin Maalik A.K.R.Wuxuu yiri Nabigu S.C.W.Intuu Alle u mahad naqay oo amaanay buu yiri”(isagoo u jawaabaya rag sheegay inay soon iyo salaatullayl wadayaan oo guur la’aan ku jirayaan)laakiin anigu waa tukadaa,waana seexdaa,oo waa soomaa waana afuraa,waana guursadaa haweenka,marka qofkii jidhkaygaas ka door bidaa iga mid ma aha.Saxiix. A-Waxaa loola jeeda haddii uu ninku awood u leeyahay guurka dhinac dhaqaale iyo dhinaca awooddiisa jirkaba waa inuu guursado,arrintaasna culimada qaarkood waxay u arkaan inay waajib tahay haddii uu qofku isaga baqo zino iyo dhilleysi,qaar kalena sunne haddii uusan qofku baahi daran u qabin oo is celin karo. B-Waxaa loola jeeda ku xadgudubka cibaadooyinka sunnada ah ma bannaana.Waxay qofka ka yeesha mid daallaan markaasuu xitaa ku gadoob falaa cibaadooyinka waajibka ah.Qofka wuxuu ku noqonayaa gaal haddii uu is yiraahdo hab cibaadeysigaaga baa ka ficaan habkii iyo cibaadeysgii Nabiga .S.C.W........ WAXAN NIGATAGAHAYA SIDHAS IYO ISMADAFNO WAINO CAWA IYO GEBKAMID AH CUTUBKA AXADESTENAA.....N...AS WWW...
Posted on: Wed, 19 Jun 2013 08:08:54 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015