Asc dhamaan umuda somaliyeeed iyo dhamaan ardayda wax ka barata - TopicsExpress



          

Asc dhamaan umuda somaliyeeed iyo dhamaan ardayda wax ka barata university of somalia qaasatan fasalka BIT11f waxan idin leeyahay ramadaan kariim, run ahantii dunidaan qofkasta si ayuu ugu noolyahay hadane dadka wa kala nolol duwan yihiin hadaba miyaan isweydiiney wixi inaga maqan iyo waxa aan heesano farqiga u dhaxeeya hadii aad dib umilicsatid noloshaadi hore iyo tan maanta aad dhaxjibaaxeesid fikir ayaa kaaga soo baxi doona ee alle ku xamdi hadii aad wanaag ku sugantahay hadii aad noqotey qof aan qanac saneen alle u noqo rabi ayaa wax kasta sahla ee cibaado dalbo insha allah waa gaari doonta hamigaag
Posted on: Sun, 04 Aug 2013 08:49:11 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015