BISSMILLAH NABAD WSC DADWEYNAHA JSL ENG. Faysla Cali Waraabe - TopicsExpress



          

BISSMILLAH NABAD WSC DADWEYNAHA JSL ENG. Faysla Cali Waraabe WUXU YIDHI Dalkan Casaabad Baa Gacanta Ku Haysa, Waxana Aanu U Sheegaynaa Inaanay Annaga Casaabadi Na Xukumi Karine Nin Kastaaba Waxa Uu Doono Ku Kici Doono Oo Wax La Iska Celin Doono.in dhacdada jaamacadda Hargeysa maalintii shalay ka dhacday ay caddaynayso in taladii qaranku meel kale martay oo ka baydhay meeshii loogu talo galay, waxana uu yidhi, “Jaamacadda waxa ka dhacay waxay caddaynaysaa in dadkii talada waddanka leexsaday ay jaamacadda gacanta la galeen.”waxa uu tilmaamay in ragga maanta hoggaanka dalka hayaa yihiin qaar waddanka dagaallo sokeeye ka riday, oo haatanna wax waliba ka suuroobaan, “Raggan maanta dawaladda ku jiraa waa raggii 1995-kii dagaalka sokeeye Burco ka bilaabay baa ku jira, raggii 1991-kii dagaalada Sokeeye .waxa ay Hay’addo Caalami ah oo ay kaga codsadeen in baadhitaanno lagu sameeyo wasiirro uu sheegay inay hanti badan dalka ka lunsadeen, waxana uu yidhi, “waxanu Warqad u dirnay Hay’adda Inernarional Transparency Agency, waxana aanu doonaynaa in dalka la keeno baadhayaal caalami ah oo ragga maanta dawladda ku jira ee lacagta boobay, waxana aanu doonaynaa in ninkasta halka lacagtu u taallo la helo ragga iyagoo qaawan oo aan waxba haysan inoo yimi ee lacagta buuxsaday.”
Posted on: Tue, 01 Oct 2013 08:40:58 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015