Bal Ka Waran Kuwa Marka Naftood Laga Qaado Ee Samada Loo Qaado - TopicsExpress



          

Bal Ka Waran Kuwa Marka Naftood Laga Qaado Ee Samada Loo Qaado Laga Soo Xidhayo Albaabda Samada Oo Dhan Ee Malaaigta Ay Odhanayso ' Naftan Uraysa Ee Khabiisada Maxay Ahayd ' Celiya Naga Celiya Markaas Dib Loo Soo Celin Oo Lagu Soo Celin Jasadki , Markaas Lagu Qori Kitaab Siyiin Oo Lagu Qor Dadka Xun Xun Ee Allah Iyo Sunnahi Nebiga Baal Maray Ee Ka Dhego Adaygay Jidki Toosna . Yaa ALlah Magacayga Aan Lagu Qorin Kitaabu Sijiin Yaa Allah Naga Dhig Kuwo Magacooda Lagu Qoro Kitaab Ciliyuun. Yaa Allah Naga Dhig Kuwo Aad Ku Disho Qawul Taabit. ( لا اله الا الله محمد رسول الله)
Posted on: Sat, 20 Jul 2013 21:53:35 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015