Barnaamijka 5ta galabnimo ee maanta waxaa uu intiisa badan ku - TopicsExpress



          

Barnaamijka 5ta galabnimo ee maanta waxaa uu intiisa badan ku saabsan yahay Dumarka. 100 sano kadib maxaa u qabsoomay dumarka Soomaaliyeed? maxay dhibaatooyin ah oo ay la kulmeen? Waxaanu eegaynaa dhinaca xuquuqda guud ee dumarka reer-guuraaga ah, shaqooyinka ragga loogu bartay ee dumarka qabtaan? Dumarka iyo nolol maalmeedka qoyska iwm. Fadlan ka soo dhiibo rayigaaga oo kooban. Magacaaga, meesha aad joogto iyo aragtidaada ku duub, ilaa daqiiqad: 00 44 203 614 4001, ama ku soo dir qoraal ahaan Text - 00 44 77 86 20 00 90.
Posted on: Thu, 24 Oct 2013 12:42:51 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015