Barnidaan Jeclaaday igu Beertay Caashaqa boga Iyo Wadnaha - TopicsExpress



          

Barnidaan Jeclaaday igu Beertay Caashaqa boga Iyo Wadnaha Iyo beerka Igaga Taalay baahida Kalgacalkiyo boholyowga Aan Qabo naftu Kuu Basaastoo bogsan Waayey Awgaa adiguna Badhaadhiyo barwaaqaad La Jiiftaa anna Boogtii Caashaqa waxaan Ahay Basteeyoo barkintaan Dul Alaa Barniyey Adduunyda intaan Baaqi Noolahay qalbiga Kama Baxayside waxaad Tahay Badhkeygee berigii Aan Kulaniyo barashadii Tix Galiyoo balantii Dhexdeeniyo wacad Kii Ha Baal Marin adiguna Badhaadhiyo barwaaqaad La Jiiftaa anna Boogtii Caashaqa waxaan Ahay Basteeyoo barkintaan Dul Alaa - See more at: nomadlyrics/heeso-3e03ad976-barni.html#sthash.Smj4X2US.dpuf
Posted on: Wed, 10 Jul 2013 09:47:25 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015