Beeluhu waxay mashquul ku yihiin xulista golaha wakiiladda - TopicsExpress



          

Beeluhu waxay mashquul ku yihiin xulista golaha wakiiladda puntland .Beelaha waxaan ka codsanyaa in ay soo xulaan dad uqalma aqoona leh. Cida bulshadd wakilka ka noqonesa .waana in la soo xulaa dhaman dhalinta. hawenka. aqoon yahaynada.dadka dadka wax tari kara hogaaminkara kana saari kara dhaqaala darardda .amini xumad.tahriibta.musmaasuqa.qabyaldd.mudda u hagi kara ujeedoyin dadku ay higsan karan iyo wadaniyad buuxda.waxaan u mahad celin yaa dhaman bulsha wenta pl oo ku caan baxay nabad.horumarka..pl
Posted on: Sat, 24 Aug 2013 10:03:21 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015