Bismilah ,Eryadan u fiirso af-guriga ah, kuwa u dhigma inoo keen, - TopicsExpress



          

Bismilah ,Eryadan u fiirso af-guriga ah, kuwa u dhigma inoo keen, Tusaale ahaan Gobaladda Gayigeena somaliyeed meelba waxa laga isticmalaa erayo gaar uu ah Gobolkaas. Tusaale Reer Djibouti ukunta waxay u yaqaannaan naalo. Kubbaddana dad baa u yaqaan gocos. Woqooyi-Bari Kenya, haddii aad maqasho juumbi, waxaa loola jeeda cusbo. iyo kuwa kalo la mid ku daraa fadlan ~Cabdulahi Xaaji~
Posted on: Thu, 19 Sep 2013 02:14:11 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015