(Calanka) - Posted at 23/09/2013 By jabra Ururka Alshabaab ee - TopicsExpress



          

(Calanka) - Posted at 23/09/2013 By jabra Ururka Alshabaab ee sheegtay in ay haystaan xarunta westagate mall ee Kenya ayaa waxa ay soo bandhigeen magacyada raga ay sheegen in ay haytstaan xaruntaas. Magacyada dhalinyarada ay soo bandhigeen Ururka Al-shabaab,sheegayna inay weerarka ku qaaden xarunta westgate Mall ayaa kuu muujinaysa in intooda badan ay kayimaaden dalalka reer galbeedka iyo waliba bariga dhexe . Twitterka Alshabaab ayaa markii afaraad hawada laga saaray balse intaan laxirin kahor ayay waxa ay soo bandhigeen magacyada kooxda ay sheegen in ay kujiraan amaba haystaan Xarunta Westagate Mall. Akhriso Magacyada wiilasha qabsaday suuqa wayn ee Westgate. 1. Sayid N. ka yimi Kismayu, Somalia. 2. Zaki Jama C., ka yimi Hargeisa, Somalia 3. Said D., ka yimi Damascus, Syria 4. Mohamed B., ka yimi Aleppo, Syria 5. Qasim Said M., ka yimi Garissa, Kenya 6. Ismail G., ka yimi Helsinki, Finland 7. Ahmed Nasir S., ka yimi London, UK 8. Mustafa N., kayimi Kansas City, US 9. Abdishakur Sheikh H.,ka yimi Maine, US 10. Abdifatah Osman K., ka yimi Minneapolis, US 11. Ahmad Mohamed I., ka yimi Saint Paul, US 12. Abdikarem Ali M., kayimi Illinois, US 13. Shafie D., ka yimi Tucson, US 14. Abdirazak M., ka yimi Ontario (Canada) 15. Eliko M., ka yimi Dagestan, Russia 16. Mohammed A., ka yimi Svalov, Sweden 17. Moulid A,.Kayimid Sweden.
Posted on: Mon, 23 Sep 2013 23:57:36 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015