.........Comming Soon..... Docmentery Flim To Somaliland - TopicsExpress



          

.........Comming Soon..... Docmentery Flim To Somaliland Children Asxaabeey kani waa hordhaca Documentery film ay maal-gelinayso #Wasaarada_Shaqada_iyo_Arimaha_Bulshada waa documentery aad u qiiro badan oo ay ku dheehntahay murugada iyo waayaha ay ku noolyihiin boqolaal caruur ah oo isugu jira derbi jiif, caruur lagu shaqaysto iyo kuwo danyara, waana film aad looga dhex arki karo nolosha dayacan ee boqolaalkamida caruurteena, ila daawada hordhaca barnaamijka
Posted on: Wed, 09 Jul 2014 13:54:40 +0000

Trending Topics



v>

Recently Viewed Topics




© 2015