DIGNIIN Sheekha la dhaho Sh.Xasaan Xuseen oo degan Nairobi, - TopicsExpress



          

DIGNIIN Sheekha la dhaho Sh.Xasaan Xuseen oo degan Nairobi, Sheekhaas aad ha looga dheeraado , waxna yaan laga dhegaysan, waa Sheekh mar kasta ku mashquulsan inuu wax gaalaysiiyo, waa Shiikh wata fikirka takfiirka ama khawaarijta, waa Sheekh ay hadaladiisii iyo muxaadarooyinkiisii ay naftooda u ku waayeen culimo waawayn oo soomaaliyeed oo la dilay. Waxaana ka dhigay in wax laga dhegaysto culimada waawayn ee hada nool si aanay wax saamayn kuugu yeelan fikkradaha uu xambaarsan yahay. Waa Sheekh qaba in soomaalida oo dhan shacab iyo culimoba in ay gaalo yihiin. Yaan lugu kadsoomin waayo qof kasta oo wax ka dhagaysta wuxuu halis ugu jiraa inuu ku saamoobo fikirkiisa qalooca.....
Posted on: Sun, 07 Jul 2013 21:39:49 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015