Dadka maanta hiilshaa afrikada dhex joogaa gaar ahaan dhul keenii - TopicsExpress



          

Dadka maanta hiilshaa afrikada dhex joogaa gaar ahaan dhul keenii Mid kastaaba qoqobanoo gooni isu taaga jeceloo damiciisu wuxuu yahay talo kastoo la keenaa jeedaalin maayee in Uu Maya yiraah doo gurigiisa Oo qura calan gaar ka taagtoo qowskii ku maamulo ileyn iyaguna miyir male Oday waad qal doon taye ooda Ina rog Oo noo banee albaabkoo heer yadi gumeysiga waa hore ka gudub naye ma tu kalaad inoo celin intey Oran lahaa yeen waa kuwa u hiil shoo Adaa mudan yiraah doo sii Marin habaa biya!!!
Posted on: Fri, 05 Jul 2013 14:08:55 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015