Dayaxa iyo Cadceediyo Deegaan Lamoodyeey Malablagu - TopicsExpress



          

Dayaxa iyo Cadceediyo Deegaan Lamoodyeey Malablagu durduurtiyo Dahabkoo iftiimaay Daawashada ku wacaneey Damac Bey iga kaa galay, Damac baa iga kaa galay, Waxaa iga dardaarana oon kaaga digayaa, dadku yuu isku keyn dirin Dab dhaxdeena laga shidin, dab dhaxdeena laga shidin, Hadeey hadal darisaan dibnahaaga ha u celin hadey kula dagaalaan u dulqaado waligaa , Dusha Hadalka kaga tuur iyagaa dareemiye, Waxaad ogaataa inaan adi ku doortoo Dadka kaaga soocdoo dumarna kuugu jecelahay
Posted on: Sat, 24 Aug 2013 14:29:18 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015