Dhagar qabayaasha Nabada u diidey Beelaha degaanka Sh/hoose ayaa - TopicsExpress



          

Dhagar qabayaasha Nabada u diidey Beelaha degaanka Sh/hoose ayaa la sheegayaa inay ka soo jeedaan Beesha ugu yar beelaha Gobolka Sh/hoose, Beeshaan ayaa la sheegayaa inay ka tahay nambar aad u yar kaliya degmada Marka , halka 7-da degmo oo kale aysan waxba ka degin. Bessha Biimaal ee kasoo hayaantay Dhulka Soomaalida Itoobiya ee u dhaxeeya Jigjiga iyo Dirirdhabe ayaa la sheegayaa in Beesha Hawiye, gaar ahaan Beesha Sheekhaal kusoo dhoweysay Degmadda Marka, Gaar ahaan tuulada Jilib Marka. Haddaba Dhagar qabayaasha Nabada u diidey Beelaha degaanka Sh/hoose ayaa waxa ay kala yihiin:- 1- Dhagarqabe Cabdullahi Cumar Abshirow, Xildhibaan Dagaal ooge ah. 2- Dhagarqabe Ahmed Discipline, Madaxa UNICEF Mogadishu 3- Dhagarqabe Mohamed Cali , Madaxa CARE Muqdisho. 4- Dhagarqabe Xasanow Mustaf, WFL/AYUUB NGO 5- Dhagarqabe Cabdow Badoolyo WFL/AYUUB NGO 6- Dhagarqabe Mohamed Mudane WFL/AYUUB NGO, Wakiilka Nairobi. 7- Dhagarqabe Mohamed Sheekh Xasan Jiis UNICEF Polio , Mogadishu office 8- Dhagarqabe Cabdullahi Waafoow. Ninka sheegta Gudoomiyaha Tuulada KM50. 9- Dhagarqabe Cabdullahi Yariisoow, Ninka sheegta Gudoomiyaha Marka 10- Fanax, Nin nabadoon sheegta ahna dhagarqabe Fitno wade ah 11- Cadaani Diiqoow, nin Nabadoon sheegta asii ah dhagarqabe fitno wade ah 12- Cabdirisaaqoow, Nin gudoomiye dhalinyare sheegta, ahna dhagarqabe fitno wade ah. 13- Kuule, Nin Nabadoon sheegta, ahna dhagarqabe fitno wade ah. 14- Xaaji Ibraahin, Nin Nabadoon Sheegta, ahna dhagarqabe Fitno wade ah. 15- Sahal Isku Dhuuq, Dhagarqabe Al Shabaab/Al Qaacida ah, Wakiilka Godane ee hurinta Dagaalada Qabiilka ee Gobolka Sh/hoose. 16- Cabdi Muuse, Dhagarqabe Al Shabaab/Al Qaacida ah, Shabaabka Gobolka u qaabilsanaa iibinta Biyaha Wabiga ee lagu waraabiyo Beeraha, Haatana Maliishiyaadka Shabaab ku biiriya Cabdulahi waafoow iyo yariisoow si dagaal beeleed uga abuuraan Degmada Marka.
Posted on: Sat, 27 Jul 2013 06:09:45 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015