Dhageyso:Wakhtiga Xukuumada la horgeynayo baarlamaanka oo la - TopicsExpress



          

Dhageyso:Wakhtiga Xukuumada la horgeynayo baarlamaanka oo la shaaciyay: Waxaa goordhow soo idlaaday kulan gaar ah oo ay yeesheen xubnaha gudiga joogtada baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlayay arimaha xukuumada cusub ee Soomaaliya. Xuseen Carab Ciisee, oo kamid ah gudiga joogta baarlamaanka ayaa goordhow u waramay Warbaahinta sheegay in la isku raacay in xukuumada cusub baarlamaanka la horkeeno maalinta Sabtida ee soo socota. Wuxuu sidoo kale sheegay in gudiga ay ka hor yimaadeen dalabka kasoo yeeray ra’iisul wasaaraha oo ahaa in Isniinta baarlamaanka ay horkeenayaan xukuumada cusub, laakiin la isku raacay maalinta Sabtida. Hoos ka dhageyso wareysiga cod-xuseen-carab-ciise {type:audio,tracklist:true,tracknumbers:true,images:true,artists:true,tracks:[{src:http:\/\/raasonews24.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/cod-xuseen-carab-ciise.mp3,type:audio\/mpeg,title:cod-xuseen-carab-ciise,caption:,description:\cod-xuseen-carab-ciise\.,meta:{length_formatted:0:57},image:{src:http:\/\/raasonews24.net\/wp-includes\/images\/media\/audio.png,width:48,height:64},thumb:{src:http:\/\/raasonews24.net\/wp-includes\/images\/media\/audio.png,width:48,height:64}}]} Xafiiska Waraarka Raasonews24.net Bosaaso Puntland Somalia Raasonews24@gmail
Posted on: Tue, 13 Jan 2015 15:53:09 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015