Dilkii BILADIN waxa u kenay caro hadi ahadan dadka islamka iyo - TopicsExpress



          

Dilkii BILADIN waxa u kenay caro hadi ahadan dadka islamka iyo kuwa kula fikirka ah . Hadan xilka laga turay Mursi o aha mid shacbku si xor ah udorten waxay iyana kentay caro hor leh loga sohorjeda .cilmaniyinta.masixiyinta.shicada.iyo yahudo o farta lagu fiqayo inay lug kuledahay marekanku waxa u taxliliyay una arka in awodi ulaha ay siwiqmanayso warbixin ay so sartay C I A waxay shegtay sanadka 2022 inaysan jiraynin awod luga heda ku tagan o marekanku leyahay. Una bdantahy sida ay warbixintu qexday in islamku qayb calamku kamid ah gacanta ku dhigi dona sida Afrikada bari iyo waqoyiga iyo Ruushka.
Posted on: Sat, 06 Jul 2013 17:36:44 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015