Dr. Mohamed Abdi Hashi oo ah hayada Medcrest Travel Medical - TopicsExpress



          

Dr. Mohamed Abdi Hashi oo ah hayada Medcrest Travel Medical Assistance-India oo ah company ganacsi ah uu ugu bishaynayo dhammaan umadda soomaaliyeed gaar ahaan kuwa caafimaadkooda dalka wax lagaga qaban waayey fiisa dalka dibaddiisa ah oo caafimaad si dalka dibaddiisa loogu soo daaweeyo. Hayaddu waxay kahawlgashay oo kusugantahay-Puntland waxayna kashaqaysaa Africa, Asia Pacific and others. medcrest waxaa qorshayaasheedu kusalaysanyihiin inay adeeg caafimaad oo dhammaystiran gudaha iyo dibaddaba ka hirgaliso Puntland iyo Soomaliya dhammaan. Haddaba, kawac Dr. Mohamed Abdi Hashi oo ah wakiilka Medcrest ee Somalia +252 90 7710106/7794258-wixii faahfaahin dheeri ah-Mahadsanidin
Posted on: Sat, 16 Nov 2013 09:00:08 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015