Ebola Ethiopia ayuu soo galey!! Dadka dagan Kilinka shanaad, - TopicsExpress



          

Ebola Ethiopia ayuu soo galey!! Dadka dagan Kilinka shanaad, Jabuuti, Hargeissa, Bossasso.Laascaanood buhodle Fadlan xog ha loo foojignaado, waayo maalin kaste rag ayaa jaad ka keena Ethiopia si fududna u soo gudbin kara Xanuunkan. Fadlan waxaan ka codsanayaa Qaad wadoolayaasha in eey naftooda iyo nafta Walaalahood u naxaan eey waxba ka soo iibsan Ethiopia, walaahi waa halis xanuunkan. First Case of Ebola In Ethiopia Reported (Hara Ethiopia)
Posted on: Sat, 18 Oct 2014 23:02:35 +0000

Trending Topics




© 2015