Fariin ku Socota Dhalinta Reer Koonfurka ah: Caalamku wuxuu ka - TopicsExpress



          

Fariin ku Socota Dhalinta Reer Koonfurka ah: Caalamku wuxuu ka war hayaa Soomaaliland inay ahayd dal xilligii isticmaarka hoos yimaada boqortooyadii ingiriiska oo xuduuda cadcad la lahaa Soomaalidii Faransiisku gumaysanayay Soomaalidii Talyaanigu gumaysanaya, Reserv Area oo iyana gacantii boqortooyadii Etheopia ku wareejiyay Ingiriisku sanadii 1954kii. Soomaaliland waxa cad dhamaadkii dagaalkii labaad ee dunida inay ka mid ahayd meelihii ugu horeeyay ee ay ka bilaabantay dabayshii xornimo doonka ee qaarada Afrika, anigoo guud maraya sooyaalka eaariikheed ee qarankan Soomaaliland wuxuu dalkani xoriyadiisii ka qaatay boqortooyadii Ingiriiska sanadkii 1960 26 juun -
Posted on: Mon, 15 Jul 2013 10:55:17 +0000

Trending Topics



/b>
JLab GO Wireless Bluetooth Headphones (Blue) CHECK YOUR PRICE
Kamu Nanti Kalau Sudah Besar Mau Jadi Apa Nak Seorang ibu bertanya

Recently Viewed Topics




© 2015