Fernando Torres ayaa ku guuleystay kabaha dahabka ee gool-dhalinta - TopicsExpress



          

Fernando Torres ayaa ku guuleystay kabaha dahabka ee gool-dhalinta koobka qaaradaha ee ka socday dalka Brazil. Torres ayaa dhaliyay 5 gool, waxaana goolashaas la wadaagay Fred oo weerarka uga ciyaarayay Brazil, hase yeeshee dhinaca caawinta goolasha ayuu kaga badnaaday Torres oo sidaas ku hantay kabaha dahabka. Torres ayaa horey kabaha dahabka ee koobkii qaramada yurub ee ka dhacay Ukarine iyo Poland ugu guuleystay. Neymar ayaa kaalinta seddexaad ka galay oo la siiyay kabaha maarta kadib markii uu dhaliyay 4 gool oo aad u qurux badnaa. Sh
Posted on: Fri, 30 Aug 2013 19:45:12 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015