Gabay dagdag ah Abwaan Haybe Faarax oo sagaal bilood u xidhnaa - TopicsExpress



          

Gabay dagdag ah Abwaan Haybe Faarax oo sagaal bilood u xidhnaa gabay layidhi madaxwaynaha ayaa wax laga sheegay aya hadana yidhi maanta Siiraanyoo Gabyoo yidhi Mar hadaan Bandarad koray inta buulka jiiftiiyo (masaakiinta) indho buusle cawluhu ha bislaado weeyaan anigiyu bahdayduna (intaan isku reerka nahay) badhaadhaan ku joognaa markaan ruux badalayana waxan ku baana bahdilaad daraadaa balanki ilaahay ninka baawerkii udub (xisbigii udub ee baabay somaliland) baabiiyey baan ahay ucidkaa laga baqdee (xisbi ka mid ah kuwa somaliland) iga bashleeya baan ahay ninki daahir baacshee (madaxwaynihi sadexad e somaliland) Boobe kii eryadayee (qora aqonyahan dhaqankana wax ka qora) ku yaroo balaaya ah (saleban dhuxul iyo axmed dawan ) uugu dhiibay boone bar barijayaan ahay ina xaashi kii baday (maxamed xashi cilmi wasirki maliyada hre) boholyowga ciilkee ka biyeeyey baan ahay muuse biixi meelbana ninka birta ugu xidhaan ahay kii yaraayee baqiiqdee (jamaal ali hussein ) nagu yidhi Obaamaan bari meel lagali jiray biiro warkiisi ka badbadi xuseen xoog ( Dr.xusein wasirki hore cafimadka) hadaan barimo siiyo bareejee hadu yidhi isna waan badalay soo gaboose muu baqan (dr. maxamed cabdi gabose ) anoo boodhki wali marin bilaadmi ruuxnaba uma baahni maantana beebka igula dhuuqoo aan ahayn bahdaydee ina qadirow boodban idh (cabdiraxman cabdiqadir) bixid hadu uu diidana boosh booshaban idhi xasan ciise boqontiiyo (mujahid xasan cise hogamiyihi xaqsor) ninka jabiyey bowdada xisbigisa soo baxay bohol kaga ridan ahay
Posted on: Mon, 28 Oct 2013 11:08:43 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015