Gabdho Soomaali ah oo u Jihaad Tagay Syria Daabaco La - TopicsExpress



          

Gabdho Soomaali ah oo u Jihaad Tagay Syria Daabaco La wadaag -------------------------------------------------------------------------------- Qiyaasta qoraalka 24.10.2013 Idaacadda VOA ayaa wareysi la yeelatay aabaha labo gabdhood oo walaalo ah oo Soomali ah ayaa oo ka tagay Norway, una socdaalay Turkiga si ay uga qeyb qaataan dagaalka ka socda Syria. Gabdhahan ayaa dadoodu kala tahay 16 iyo 19 sano jir. Aabaha dhalay labada gabdhood oo lagu magacaabo Saadiq C/laahi ayaa Idaacadda VOA la hadlay isagoo jooga dalka Turkey, wuxuuna ka hadlayaa safarka labadiisa gabdhood ee dalka Syria. Wareysi gaar ah oo arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.
Posted on: Thu, 24 Oct 2013 22:22:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015