Godob qof haa kagalin gardaro yaan lagaa sheegan kii maanta - TopicsExpress



          

Godob qof haa kagalin gardaro yaan lagaa sheegan kii maanta garabkaga taagan hoosta haaka gurin gurigiisa haa dumin imisaan qof gaabsaday gacanta aan qabtan ana gurigayga galka laga dhigay geerarkan aan tirinayo wuxuu gooni u yahay kuwa gooyay saxiibtinimada geedkii dhaqaaqab golden moday kii kuu gargaare nafta kuu gooyaa gacanta kaa galiyaa wuxuu guule siiyo kasa golden ah dont deceive the who beleived u and dont forget the one who does not hidden u something
Posted on: Sun, 20 Oct 2013 08:08:38 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015