HOME WARAR WARARKA CAALAMKA DURUUS ONLINE FAALOOYIN MAXAA CUSUB - TopicsExpress



          

HOME WARAR WARARKA CAALAMKA DURUUS ONLINE FAALOOYIN MAXAA CUSUB MAANTA ? HALGAN TV STATION LA SOO XIRIIR Banaanbax DFS looga soo horjeedo oo ka socda magaalada Baydhabo August 31, 2013 - Written by Editor Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa sheegaya in banaanbax looga soo horjeedo DFS uu ka socdo magaalada baydhabo Banaanbaxa ayaa waxaa ka qeyb galay dadweyne badan kuwaas oo ka careysan siyaasada DFS waxaana ay socod dheer ku soo mareen wadooyinka magaalada baydhabo ee xarunta gobalka Bay. Qabanqaabiyaasha Banaanbaxa ayaa warbaahinta u sheegay in ujeedada banaanbaxa uu yahay in beelaha Digil iyo Mirifle ay shucuurkooda ku muujiyaan in ay diidan yihiin heshiiskii dhexmay DFS iyo Maamulka J /land. Siyaasiyiin ka tirsan beesha Digil iyo Mirifle ayaa sheegay in DFS uga baxday balantii ay la gashay oo ahayd in 6 gobal loo sameeyo hal maamul gobaleed. Banaanbaxa ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay qaar ka mid ah waxgaradka iyo malaaqyada beesha Digil Iyo Mirifle . A/Cawale Halgan.net Leave a comment NAME (REQUIRED) MAIL (WILL NOT BE PUBLISHED) (REQUIRED) WEBSITE Mu’tamarkii 13aad oo ka bilaaban doona dhawaan Minneapolis,St Pual.[Daawo Video-ga] ustaad Mareegta Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah (Halkan Guji). ustaad Maqaalo Diini ah Sh Maxamed Idirs Ahmed (Halkan Guji). ustaad Daawo Nadwooyinkii lagu qabtay Boosaaso, Garoowe,Hargeysa ,Laacaanood,Boorame,Kampala (Halkan Guji). ustaad 1aad. |2aad. |3aad. |4aad. |5aad. |6aad. |7aad. |8aad. |9aad. ustaad Si Sahlan u baro Qu,aanka Adiga oo jooga Gurigaaga.Macalin Quran Online Tel.+1612 223 5744 (Halkan Guji). ustaad Mareegta Rasmiga ah ee Jamaacada Al- Ictizaam Bilkitaab (Halkan Guji). ustaad Been abuurka Somalimemo ay ka faafiyeen ururka Ictisaam oo laga daba tegay(Dhagayso waraysi Sh Axmed Cabdisamad). Loolanka Madaxtinimada iyo Hantida Soomaaliya Sheekh Bashiir Ahmed Salaad. Isniin Talada Arbaca Khamiis Jimce Sabti Axad Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT ARCHIVES August 2013 M T W T F S S « Jul 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 ENGLISH ARTICLE Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges November 2, 2012 CIA Secret Prison in Somalia. P – 1 October 29, 2012 Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant September 22, 2012 Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia September 11, 2012 For Immediate Release:Ambush in Haluqa. June 27, 2012 SOMALI LINKS FATWA ONLINE Copyright © 2003 - 2013 Halgan.net ®All rights reserved. Designed by Ramaas Software
Posted on: Sat, 31 Aug 2013 13:53:04 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015