Hadiii aan nahay Somali waan in aan iska Dhafaan naa"Qabiilka" - TopicsExpress



          

Hadiii aan nahay Somali waan in aan iska Dhafaan naa"Qabiilka" keeni kara dagaal eey somali ku dhamaan karaa! Anigiyu waxan is leeyahay inuu qabiilka yahay in la isku garto la iskuna caawiyo. Marka wadanka Somali waa wadankeena from Ogaden to North Kenya. Insha Allah. Allah baan kuligeenu baryeenaa! Wadanka Somalia inuu qalbigooda isjecliisiiyo. Hal calan iyo hal wadan oo dunida oo dhan soo booqoto sida Dubai mise kaba sii fiican! Insha Allah
Posted on: Sun, 23 Jun 2013 15:37:37 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015