Halgeen dheer ka dib iyo dadaal badan waxaa asbuucyadaan kuguda - TopicsExpress



          

Halgeen dheer ka dib iyo dadaal badan waxaa asbuucyadaan kuguda jirnay tartar aqooneedkii DAljir iyo SBC.. waxay ahayeen natiijooyinkii sidan 1. Al Azhar Sharif V Ganbool 14 waxaa ku badisay Al Azhar ( ganbool oo cadho darteed oka baxday Tartarka ) 2. Xingood V Horseed Carmo waxaaa 12 3. Shimbiraale V biyo kulele Bossaso. 13 4. Sheikh Othman Omar Shabelle V Omar binu Abdul Aziz Bossaso bareejo... Allaa mahad iska leh dhalinta reer Karkaar ee Dhul udug ha waarto!! God bless U! All ma dhalinyadho... God bless all people in Dhul-Udug ( Punt Land) ..
Posted on: Thu, 18 Jul 2013 21:22:00 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015