Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo.....Waxaan Halkan Hanbalyo Farxad Leh - TopicsExpress



          

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo.....Waxaan Halkan Hanbalyo Farxad Leh Uga Dirayaaa Arooska Sxbkay Farxaan Axmed Faarah (Iyo Marwadisa Cusub Fadxa Jaamac Xasan Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Burco Gaar Ahaaan Hotel Deero ..Waxaan Leeanahay Sxb Noqda Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado ...Allena Ha Idin Kala Siiyo Ubad Khayr Qaba Insha allah ........Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaaado Alle Ha Iidinka Yeelo .....Aan Raacsado Ducadii Rasuulka ...Baarakallaahu Laka Wa Baaraka Calayka Wajamaca Baynakuma Bilkhyar Aw Filkhayr sxb ..aaameen aaameen aaameen
Posted on: Thu, 10 Oct 2013 09:34:45 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015