Hasan Gacanloo oo markii u horaysaya ka hadalay arimo kusabsan - TopicsExpress



          

Hasan Gacanloo oo markii u horaysaya ka hadalay arimo kusabsan dalka, sida nadafada , dhismayaal xeerdarida ah, iyo waxyaba kale ,Hasan Gacanloo waligii ka muu hadlin wax dalka ku sabsan se wuxuu werari jiray USN, ma u malaysaa in uu wax ka qaban doono ninkaas iyo cida la shaqaysi arimasaas aan sheegnay, dadka dalka xaday amaa xerdarida ku dhistay , waxay u badanyihiin UMP, Ma laga yaba in lala hadlo kuwaas oo uu ka mid yahay DJAMA tele????????????? youtube/watch?v=0f2qmqaw-so
Posted on: Wed, 14 Aug 2013 09:20:57 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015