Heestan marka aad eegtan ,waxay gees martay ,Diinti - TopicsExpress



          

Heestan marka aad eegtan ,waxay gees martay ,Diinti ,dhaqankii,anshixi, waxaynu nahay dad 100% islaam ah ,waxaynu nahay dad dhaqan leh, waxan aad iyo aad u jidhidhi cooda marka aan arko inan somaliyeed oo hooyo iyo aabo dhaleen la dhalatay walaalo oo inta inan yar oo lunsan inta uu gacanta qabsado ama isku dhajiyo sidi xaaskiisi uu ku matalo hees uu qaadayo , inantasi haday damiir leeday waxa may yeesheen , mida kale kuway la dhalatay qudhoodu caadi maha oo inantoodi hortada luguma dhag dhageen ,waxa ayan daro ah ku dawanaya ee ku farxaya xumaanta ee odhanaya waah waah waxas baa romance ah subaxaanalleh ,maalin baan arkay inan ka inanta la heesaya suuqada dhexdiisa wuu idhinac marayay maan garanan anigu laakin anigoo islawsan ayaan intan u yeedhay ku idhi surwaalka sare u qaado badhidada muqateen ,inta sida eegay buu igu yidhi iska soco kan aniga xidhane ,la dagal baan is idhi laakin inamo ila socday baa yidhi waar maad dhalin ee inaga keen sidudoono ha u xidhee, subxanalleh ,bulshadeena qaar badan baa xumaanta u sacab tuma baryahan danbe ee allaw wanaga garansi ,mida kale waxa kamarada ka duubana waa #horncableTV oo dhaqan xumada fadinaya ....
Posted on: Tue, 30 Sep 2014 19:45:54 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015