Historical Picture of the Great Mujahiid of Somalia in early 1900s - TopicsExpress



          

Historical Picture of the Great Mujahiid of Somalia in early 1900s Sayid Maxamed Cabdulle Xassan it was found in one of the Library in Rome He fought the British Italy and Ethiopian occupation for 20years SAWIR DHAXAL GAL AH _______________________ Waa Sayid Maxamed Cabdulle Xassan , Sawirkan waxaa laga helay Keydka Sawirada Ee Maktabadda Romma, waa sawir loo badinayo in Sayidka Laga qaaday Xilligii Talyaaniga, Waxaana ku wehliya Sawirkan Saraakiishii Daraawiish ee Garbaha Sayidka ahaa, Umadda aan Gobonimo u dirir lahayd waa gumaysi u joog, allow Sayidka Jannadii Firdowsa Ka waraabi.
Posted on: Wed, 12 Mar 2014 22:25:58 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015