Hollywoodkii ka socday kenya yaa ka faaiday kuna - TopicsExpress



          

Hollywoodkii ka socday kenya yaa ka faaiday kuna khasaray,;? Shaydaamada labaxay alshabaab Allaha kaqabto ummadee miyayay usoo hoyiyeen guul iyo maslaxad ummada mise Way halajiyaan,;???? Anigu waxaan arkaa inay maslaxAda KENYA iyo rergalbeed tahay Waxa kadhacaya KENYA ayna dhib iyo cadaadis fuulayso musliminta KENYA khasatan somalida,;:!! Rabi ha kabadbadiyo muslimiinta kunool KENYA sharta lala rabo,.aamin yaa Allaah,;!!!!!
Posted on: Wed, 25 Sep 2013 04:45:23 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015