JAAMACADA MAAKHIR UNIVERSITY ee MAGAALADA BADHAN:- Waxaa lagu soo - TopicsExpress



          

JAAMACADA MAAKHIR UNIVERSITY ee MAGAALADA BADHAN:- Waxaa lagu soo dhoweeyey Magaalada Badhan Wafti Balaadhan oo ka socda Wadanka Boqortooyada Kuwait, waftigaas oo booqashadoodu ka dambeysay indha indhaynta Jaamacada labaad ee Magaalada Badhan ee lagu magacaabo MAAKHIR UNIVERSITY oo caawimooyin iyo taageerto u sameysay dawlada dalka kuwiait,,,,,,,,Dadweyne aad u farabadan ayaa soo dhoweyey Waftigaas oo la socdaan Aqoonyahano iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Magaalada Badhan...........waxaana lagu qaabiley Xaflad ay ka so qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalda Badhan waxaana halkaas Mahadnaq balaadhan looga soo jeediyay Waftifaasi iyo Dalka ay ka socdaan...................Waa Guul
Posted on: Wed, 19 Jun 2013 13:14:05 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015