Jimce wngsn: Sxbyal ku so dhawada wa markale iyo barmamijki - TopicsExpress



          

Jimce wngsn: Sxbyal ku so dhawada wa markale iyo barmamijki xiisaha badna e Bandhiga Wacdaraha Xaajiga (BWX) iyo qaybkale o an ugu magacdaray Tar-tanki caranimada o an ku so qaadanayno sheko cajiiba: Waxa layidhi labo nin o doqoma ah aya ku mur-may anaa kaa caransan iyo anaa ka caransan, dabaded meel waddo ah ayay yimaden waxa ka so horbaxday islaan, mid kamida aya intu dhaqaaqay islaanti feedh-jilib,madax iyo jiqil kala daalay, kadib intu kii kale ku so jeestay ayu kuyidhi hadda sow maadan qiran inan ka caransanahay saa kii kale kulahaa Wogarey! War wali anaa ka caransan, waayo qofkaad dilaysayba hooyaday ayayba ahayd, kaamana celin. saa kii kale wuuba quustay iskana dhaqaaqay asago aaminsan inu yhy ninka dunida ugu fariidsan. Imikana wa ugu dambayntii iyo Murtidii Maanta: Waxad garataan heesta soomaliyed e u kujiro kiniinka kaabsoolku, heestaa o waliba kamida shanta heesod e ugu qaalisan heesaha soomaliyed. Sxbyal mantana halkaas hayno jogto taniyo intaynu kulmidono jimcada so socota wxn idinkaga tagayaa heestii heesaha iyo fanaaniinti Sahra axmed iyo Axmed yaasin iyo Erayadii: Sahro; Haduu beerku qaybsamo badhbaan adi ku siinlaa wadnahayga bidixdana wan ku badalilaa kaagana wan labixilaa, wa booli dhiiguye kaalama bakhaylen naftoon laba bahood noqon badhkaagan ku siinla, biyo hadad cabaysana bisinkan ku darila badankaga faatixan bawd uga dhigila, Ilaah wxn baryaaya adunyado badhaadhiyo barkhad inad ku waarto aakhirana bishaariyo janada inad ku baridaa. Axmed: Indhahayga baalkiyo budoodaan ku dhigila sambabkayga bilanban badhtankis kugalinla bahda dhagaha maqalkan xuubka kugu badinla, wxn beerilaa ubax so bixiyay caashaqu habenki bogaygan iigu bari ku odhanla markan so baraarugo bishaaran ku siinla bildhaantada aragaan bilkhayr ugu ducaynla. Sahro: wan ku baga-bagaynla an ku lulilahaa balag bila-daye sidisan ku daawanla bilic beeryarada oloshan biyo sii ku odhanla sida boogadhayihi wn kugu bogsoonla hadiyo jeer bariirada ka lamaana baydhen Ilaah wxn________
Posted on: Fri, 22 Nov 2013 10:58:27 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015