KASHIFAAD : WEBSITE KA WIKILEAKS : waxa uu daabacay sida kablaxlax - TopicsExpress



          

KASHIFAAD : WEBSITE KA WIKILEAKS : waxa uu daabacay sida kablaxlax u agaasimeen qabsashada KISMAAYO loogunatashaday beesha SADE 4sano kahor intabadan faroole hataageero axmed madoobe iyo hogaamiyayaasha kale ee jubaland ayaa kuandacoodo in maamulkaasi yahay mid dadka deegaanka dhisteen oo qabiil gaar ah kamadx banaan sida dadbadan qabaan WWW.CAASIMADA.COM ayaa waxa ay halkaani idinkugusoobandhigaysaa DOCUMENT SIR ah oo muujinaayo inxaqiiqda saas kafogtahay sirtaan ayaa waxaa kashifay wesite ka caanka ah ee WIKILEAKS inqorshaha kismaayo laguqabsaday uu ahaa mid beel gaar ah oo KABLAXLAX layiraahdo kasooshaqaysay waxaa kale oo DOCUMENT-gaan ku cad in sigaar ah loofaquuqay beesh SADE oo lootashtay ayada oo aan kawar haynin go aana lagugaaray in KISMAAYO lagailaaliyo besha SADE CAASIMADAONLINE dan gaar ah kamalahan soobandhigista SIRTAAN marka lagareebo in xaqiiqda jirta lasheego waayo waxaa kaliya oo ay CAASIMADAONLINE kagaduwantahay mareegaha kale ee soomaalida ayaa ah BARNAAMIJKEEDA gaarka ah ee ee KASHIFAAD SHEEKADAAN waa kulankii 15kii august 2009kii MAXAMED CABDI GAANDI oo waqtigaas ahaa wasiirka gaashaandhiga dowladii KMG ahayd ee somaliya iyo xafiiska siyasada somaliya ee safarada MAREYKANKA ee NAIROBI GAANDI waa kablaxlax ,daarood,ogaadeen sheekadaan oygudbisay safaarada MAREYKANKA waaxdeeda arimaha dibada ee washiton balse uu helay website ka caalamiga ah ee WIKILEAKS ayaa uqornayd sidatan intii lagugudajiray wadashaqaynta dowladii KMG ee somaliya xafiiska siyasada ee wasiirka gashaandhiga ee GAANDI waxa uu qiray in dowlada KMG aykululedahay qorshe socday oo ay besh a kablaxlax daarood aykuqabsanayso KISMAAYO ayna u xaqiijiso gobalka jubada hoose GAANDI waxa uu sheegay in bishii MARCH ee 2009kii ay dowlada KMG ah waxaa aybilowday in ay lahadasho saraakiil degaanka ah oo joogay jubbooyinka una kamid ahaa hogamiyaha raaskaambooni axmed madoobe iyo ibrahim shukri si loomideeyo fikradaha isdiidan loonahelo wadashaqayn GAANDI waxa uuyiri qorshaha kablaxlax daarood ay jubooyinka kulawareegayaan madaxweyne shariif sibuuxduu utaageersanaa waana sir dhaxdeeda ah dowlada in jubooyinka lagailaayo besha SADE GAANDI waxa uusheegay inay kablaxlax islagarteen cidamada kismaayo qabanaayo inay ahaadaan oo kaliya beha kablaxlax si logailaaliyo besha SADE inay hadhow ku andacooto anagaa inlaqabanay kismaayo FG:marka gaadi leeyahay besha SADE ee kasoojeedo GOBALKA GEDO/ darod sade militia from the gedo region : waxaa uu mareykan kadhaadhicinaayay in sade jubooyinka uusan halmeelkadagin lakiin waxanan laogayn sirtaan haday SADE kawarhelaan Siday ugajawaabidoonaan iyo goaanka aykaqadan doonaan madama qaarkamid ah ay maamulka axmed madoobe katirsanyihiin
Posted on: Sat, 13 Jul 2013 11:25:45 +0000

Recently Viewed Topics




© 2015