KU SOCOTO:- WALALAH FACEBOOK ISTICMAALO Walaal ALLAH Waxaa uu Na Faray Ina Dhaxdena Is Wanaajino Nin Kastana Naftiisa Ka Soo Qaado NaftaWalalkiis, Bal Wax Yar Is Dul Taag Haday Ahan Laheed Sawirka aad Soo Sartay Walasha Oo Ninkale Soo saari Laha Maxa Dareemi Laheed, Walal Ninki Dhiig Dheecan Iyo Muslim Nimo Ku Jirto Wuu Dareemi Karaya Walal Walasha Oo kale Ka Soo Qaad Sawirka, Gabadhaha Muslimada Ah Dhowr Xaq Bay Kugu Leedahay Ah Inad Dhowrte insha allah
Posted on: Sat, 06 Jul 2013 20:29:06 +0000