Ka Qaybqado Horumarka Baladhan Iyo Dib u Dhiska Magalada casumada - TopicsExpress



          

Ka Qaybqado Horumarka Baladhan Iyo Dib u Dhiska Magalada casumada (Lafaciise) Lafaciise Waa Magalo Ku Tala Qarad Ahan Katirsan Africa Dhul Ahaana Ku Tala Ethiopia. Waa Magalo Hada Laga Bilabay Guryo Aad U qurux badan Sawirkan Aad Arkaysan Wuxu Ku Yala 5 km Ayuu U jiara magalada Lafaciise Nink Gurigan Iskale Wuxu Malgashaday Magalada Waxan Jeclahay Dhaman Cidkasta Oo U Bahan Inay Dhulkan Aadka U quruxda Badan Dagto Ama Malgashadan Waa U furantahay By Nabadoon
Posted on: Sun, 23 Jun 2013 14:39:31 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015