Ka qeybgal barnaamijka Dalabaadka iyo Salaamaha ee Radio Bar-kulan - TopicsExpress



          

Ka qeybgal barnaamijka Dalabaadka iyo Salaamaha ee Radio Bar-kulan oo ehelladaada iyo saaxiibbadaa u dir tahniyad dhalasho, aroos ama salaan. Dalabaadka iyo Salaamaha Bar-kulan wuxuu soo galaa 4-ta galabnimo ee maalin kasta oo Jimce ah. Waxaad ka dhageysan kartaa FM-yada Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo iyo gobollada qaar. Sidoo kale, waxaad naga dhagaysan kartaa dayax-gacmeedka Thicom 5 iyo dhageysiga tooska ah ee barta aan internet-ka ku leenahay oo ah: bar-kulan/listen-live/
Posted on: Fri, 21 Jun 2013 11:02:10 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015