Ka qeybgal barnaamijka dalabaadka iyo Salaamaha ee raadiyaha - TopicsExpress



          

Ka qeybgal barnaamijka dalabaadka iyo Salaamaha ee raadiyaha Bar-kulan oo ehelladaada iyo qaraabadaada u dir tahniyad dhalasho ama guur iyo salaan. Dalabaadka iyo Salaamaha Bar-kulan wuxuu soo galaa 4-ta galabnimo ee maalin kasta oo Jimce ah. Waxaad ka dhageysan kartaa FM-yada Muqdisho, Kismaayo, Baydhabo iyo gobollada qaar. Sidoo kale, waxaad naga dhagaysan kartaa satellite-ka Thicom 5 iyo barta aan internetka ku leenahay ee bar-kulan/listen-live/
Posted on: Fri, 07 Jun 2013 13:49:53 +0000

Trending Topics



Recently Viewed Topics




© 2015